Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Atalanta iyo Man United ee tartanka Champions League oo la shaaciyey

(Atalanta) 02 Nof 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Atalanta iyo Manchester United ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey

Kooxaha Atalanta iyo Manchester United ayaa caawa ku kulmaya ciyaar qeyb ka ah kulammada Isbuuca Afaraad wareega group-yada UEFA Champions League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Atalanta XI: Marten de Roon, Merih Demiral, Jose Luis Palomino, Davide Zappacosta, Remo Freuler, Teun Koopmeiners, Joakim Maehle, Josip Ilicic, Mario Pasalic, Duvan Zapata.

Man United XI: De Gea, Bailly, Maguire, Varane, Shaw, McTominay, Pogba, Wan-Bissaka, Fernandes, Rashford, Ronaldo

Subs: Henderson, Telles, Dalot, Fred, Lingard, Mata, Matic, Van de Beek, Cavani, Greenwood, Martial, Sancho

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close