Month: November 2021
-
Horyaallada
Ancelotti oo si caqli-gal ah uga hadlay ku guuleysiga abaal-marinta Ballon d’Or ee Lionel Messi
(Madrid) 30 Nof 2021. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa ka hadlay xiddiga reer Argentina iyo naadiga Paris Saint-Germain…
Read More » -
Horyaallada
Ancelotti oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka adag habeen dambe ee kooxda Athletic Bilbao
(Madrid) 30 Nof 2021. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya kulanka adag habeen…
Read More » -
England
“Waxaan ku dhawaaday inaan ku biiro Man United, laakiin!” – Xiddig ka ciyaara Premier League
(Manchester) 30 Nof 2021. Mid ka mid ah xiddigaha haatan ugu muhiimsan horyaalka Premier League ayaa wuxuu si cad u sheegay…
Read More » -
England
Manchester City oo diyaar u ah inay heshiiska u kordhiso mid ka mid ah xiddigaheeda ugu muhiimsan
(Manchester) 30 Nof 2021. Naadiga Manchester City ayaa dadaallo badan gelineysa sidii ay qandaraaska ugu kordhin lahayd qaar ka mid ah…
Read More » -
England
PSG oo diyaar u ah inay Pochettino u fasaxdo Manchester United dhammaadka xilli ciyaareedkan balse ku xirtay labo shardi
(Paris) 30 Nof 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa war dhegahooda u fiican ka helaysa kooxda Paris Saint-Germain oo la…
Read More » -
England
Koox ka ciyaarta Premier League oo Barcelona kaga horreysa raacdada loogu jiro saxiixa Zakaria
(England) 30 Nof 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa dagaal kale oo adag kala kulmeysa suuqa kala iibsiga, waxaana haatan lagala…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Manchester United oo qatar ugu jirta inay heli weyso leylinta macallinkeeda cusub ciyaarta Arsenal
(Manchester) 30 Nof 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa walaac ka muujineysa in macallinkeeda cusub ee Ralph Rangnick uu leylin…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Juventus oo halis ugu jirta inay u laabato heerka labaad iyo in laga soo celiyo horyaalkeedii ugu dambeeyay xilli ay baaris xooggan ku socoto… (Muxuu yahay dambiga lagu heysto?)
(Turin) 30 Nof 2021. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa markale wajihi karta fadeexo weyn iyadoo halis ugu jirta in laga soo…
Read More » -
France
Muxuu Robert Lewandowski ka yiri in abaal-marinta Ballon d’Or uu ku guuleystay Lionel Messi xilli isaga lagu garaacay
(Munich) 30 Nof 2021. Kaddib markii xalay lagu garaacay abaal-marinta Ballon d’Or sanadkan 2021, weeraryahanka Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa…
Read More » -
France
“Lewandowski, France Football waxay ahayd inay adiga ku siiso Ballon d’Or” – Lionel Messi
(Paris) 30 Nof 2021. Waxaa xalay magaalada Paris ee caasimadda Faransiiska lagu qabtay xafladda Ballon d’Or iyadoo Lionel Messi abaal-marinta xiddiga…
Read More »