Day: October 30, 2021
-
Horyaallada
Deportivo Alaves oo ku qasabtay Barcelona inay dhibcaha ku qeybsadaan garoonka Camp Nou… +SAWIRRO
(Barcelona) 30 Okt 2021. Deportivo Alaves ayaa ku qasabtay Barcelona inay dhibcaha ku qeybsadaan garoonka Camp Nou, kaddib markii ay ku…
Read More » -
England
Manchester United oo ugu dambeyntii ku soo laabatay wadada guusha, kaddib markii ay ka soo adkaatay kooxda Tottenham… + SAWIRRO
(London) 30 Okt 2021. Manchester United ayaa ugu dambeyntii ku soo laabatay wadada guusha, kaddib markii ay kaga soo adkaatay Tottenham…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Deportivo Alaves ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Barcelona) 30 Okt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Deportivo Alaves ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey. Kooxda…
Read More » -
England
Chelsea oo guul gaartay, Man City oo la garaacay, xilli Liverpool taako loo dhigay & guud ahaan natiijooyinka kulammadii galabta laga ciyaaray Premier League… SAWIRRO
(England) 30 Okt 2021. Kulammo qeyb ka ah Isbuuca 10-aad horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedkan ayaa galabta la ciyaaray, iyadoo…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Tottenham iyo Man United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 30 Okt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Tottenham Hotspur iyo Manchester United ee horyaalka Premier League ayaa…
Read More » -
Horyaallada
Real Madrid oo dib ugu soo laabatay hoggaanka horyaalka La Liga kaddib guul ay ka soo gaareen kooxda Elche… +SAWIRRO
(Elche) 30 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa dib ugu soo laabtay hoggaanka horyaalka La Liga ee dalka Spain…
Read More » -
England
Arsenal oo saddexda dhibcood ka soo heshay Leicester City oo ay ku booqatay garoonka King Power… +SAWIRRO
(Liecester) 30 Okt 2021. Arsenal ayaa saddexda dhibcood ka soo heshay Leicester City oo ay ku booqatay garoonka King Power, kaddib…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Crystal Palace ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Manchester) 30 Okt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Manchester City iyo Crystal Palace ee horyaalka Premier League ayaa…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Newcastle United iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Newcastle) 30 Okt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Newcastle United iyo Chelsea ee horyaalka Premier League ayaa la…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Brighton ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Liverpool) 30 Okt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Liverpool iyo Brighton ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.…
Read More »