Day: October 29, 2021
-
England
Rooney oo shaaca ka qaaday farqiga u dhexeeya xilligan xiddigaha kooxaha Man United iyo Liverpool
(Manchester) 29 Okt 2021. Xiddigii hore kooxda Manchester United ee Wayne Rooney ayaa ku adkaystay in Solskjaer aanu kaligii mas’uul…
Read More » -
Horyaallada
Ancelotti oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka barri ee kooxda Elche
(Madrid) 29 Okt 2021. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya kulanka barri ay…
Read More » -
Horyaallada
Joan Laporta oo caddeeyay go’aanka Barcelona ee ku aadan heshiiska Xavi Hernandez
(Barcelona) 29 Okt 2021. Juan Laporta ayaa qirtay rabitaankiisa ah inuu Xavi Hernandez u magacaabo tababaraha kooxda inta lagu guda jiro…
Read More » -
Horyaallada
Eto’o oo magacaabay xiddiga u qalma inuu ku guuleysto sanadkan abaal-marinta Ballon d’Or kaddib Messi
(Yurub) 29 Okt 2021. Halyeeyga reer Cameroon ee Samuel Eto’o ayaa shaaca ka qaaday musharixiinta ugu cad cad ee u tartami…
Read More » -
Horyaallada
“Waan ka daahay inaan ka cayriyo Koeman shaqada tababarka ee Barcelona” – Laporta
(Barcelona) 29 Okt 2021. Madaxweynaha Barcelona ee Joan Laporta ayaa qirtay inay suurtogal tahay inuu ka daahay soo saarista go’aankii uu…
Read More » -
Horyaallada
“Real Madrid waxay ku leedahay qalbigeyga boos qaali ah” – Samuel Eto’o oo ka yaabsaday taageerayaasha Barcelona
(Madrid) 29 Okt 2021. Xiddigii hore Barcelona ee Samuel Eto’o, ayaa sheegay in Real Madrid oo ah kooxda ay xafiiltamaan Barca,…
Read More » -
France
“Waxaan rajaynayaa in aniga iyo Messi aan ku celin doono wixii aan ku samaynay Barcelona” – Neymar Jr
(Paris) 29 Okt 2021. Xiddiga kooxda Paris Saint-Germain ee Neymar Jr ayaa muujiyay rabitaankiisa ah inuu ku celceliyo guusha saaxiibkiis Lionel…
Read More » -
England
“Tani waa dhibaatada Timo Werner ee kooxda Chelsea” – Cesc Fabregas
(London) 29 Okt 2021. Ciyaaryahankii hore kooxda Chelsea ee Cesc Fabregas ayaa ogaaday dhibaatada haysata xiddiga reer Germany ee Timo Werner…
Read More » -
England
Rooney oo weerar ba’an ku qaaday xiddigaha Man United kaddib guuldarradii taariikhiga ahayd ee Liverpool
(Manchester) 29 Okt 2021. Halyeeyga kooxda Man United ee Wayne Rooney ayaa weerar ba’an ku qaaday xiddigaha kooxda kddib guuldaradii…
Read More » -
Ameerika
Neymar oo ammaanay laba xiddig ka tirsan Real Madrid oo reer Brazil ah kaddib guushii ay dhawaan ka gaareen Barcelona
(Paris) 29 Okt 2021. Xiddiga xulka qaranka Brazil ee Neymar Jr ayaa amaan kala dul dhacay labadiisa saaxiib ee Vinícius…
Read More »