Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Osasuna ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Osasuna ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Madrid) 27 Okt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Real Madrid iyo Osasuna ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa ku soo dhaweyn doonta garoonkeeda Santiago Bernabeu, naadiga Osasuna, si ay u wada ciyaaraan kulan qeyb ka ah horyaalka La Liga ee dalka Spain.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Real Madrid XI:

Image

Osasuna XI: Sergio Herrera, Nacho Vidal, Unai Garcia, David Garcia, Juan Cruz, Manuel Sanchez, Javi Martinez, Lucas Torro, Jon Moncayola, Ezequiel Avila, Kike.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close