Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Rayo Vallecano iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Spain) 27 Okt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Rayo Vallecano iyo Barcelona ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Kooxda kubadda cagta Rayo Vallecano ayaa ku soo dhaweyn doonta garoonkeeda Campo de Futbol de Vallecas, naadiga Barcelona, si ay u wada ciyaaraan kulan qeyb ka ah horyaalka La Liga ee dalka Spain.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Rayo Vallecano XI:

Image

Barcelona XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close