Tababare Koeman oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona ee ka qeyb galaya kulanka habeen dambe ee Rayo Vallecano

(Barcelona) 26 Okt 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Ronald Koeman ayaa shaaciyay liiska 22-ka ciyaaryahan ee uu ku shaqayn doono kulanka habeen dambe ee Rayo Vallecano ay ku wada ciyaari doonaan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Liiska xiddigaha uu magacaabay Ronald Koeman kulanka ay habeen dambe booqan doonaan naadiga Rayo Vallecano waxaa dhanka weerarka hoggaaminaya xiddigaha Memphis Depay, Kun Aguero iyo Ansu Fati.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha kooxda Barcelona ay kala qeyb galayso kulanka ay booqan doonaan naadiga Rayo Vallecano:-

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close