Chelsea, Arsenal iyo AC Milan oo ciyaaraya kulammo ka tirsan EFL Cup iyo Serie A & Saacadaha ay soo galayaan ciyaarahaas

(Yurub) 26 Okt 2021. Kulammo ka tirsan EFL Cup ayaa caawa laga ciyaari doonaa dalka Ingiriiska iyadoo ay Arsenal iyo Chelsea la kala ballansan yihiin Leeds United iyo Southampton, halka AC Milan ay ciyaareyso kulan ka tirsan horyaalka Serie.

EFL Cup

Arsenal vs Leeds United

Chelsea vs Southampton

Serie A

AC Milan vs Torino

Dhammaan kulammada kore ayaa la daawan doonaa saacadda xilliga Geeska Afrika marka ay tahay 9:45 habeennimo, waxaana jiro kulammo kale oo kooxo yar yar isku wajahayaan labadan tartan iyo horyaalka La Liga, hase ahaatee, kooxaha waa weyn ayaa ciyaaraya kulammadan aan xusnay.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close