Day: October 25, 2021
-
Horyaallada
Karim Benzema oo si xiiso leh kaga hadlay ku guuleysiga abaal-marinta Ballon d’Or 2021
(Madrid) 25 Okt 2021. Weeraryahanka reer France iyo kooxda Real Madrid ee Karim Benzema ayaa si xiiso leh kaga hadlay…
Read More » -
England
Manchester United oo si dhab ah uga fikireysa inay ceyriso Ole Gunnar Solskjær
(Manchester) 25 Okt 2021. Warbaahinta Ingiriiska ayaa xaqiijisay maanta oo Isniintii ah, in maamulka Manchester United ay si dhab ah…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Mohamed Salah oo mushahar waalli ah ka doonaya Kooxdiisa Liverpool… (Imise ayuu rabaa inuu todobaadkii ka qaato?)
(Liverpool) 25 Okt 2021. Weeraryahanka reer Masar ee Mohamed Salah ayaa la soo warinayaa inuu mushahar waali ah ka doonayo kooxdiisa…
Read More » -
Horyaallada
Waa kee ciyaaryahanka uu Macallin Jose Mourinho ka doonayo inuu kala soo wareego kooxdiisii hore ee Real Madrid?
(Rome) 25 Okt 2021. Macallin Jose Mourinho ayaa la soo warinayaa inuu ciyaaryahan khadka dhexe ah ka doonayo Kooxdiisii hore…
Read More » -
England
Saddexda kooxood ee midkood uu ku biiri doono daafaca Chelsea ee Antonio Rudiger oo daaha laga rogay
(London) 25 Okt 2021. Antonio Rudiger ayaa la soo warinayaa in wadahadallo la bilaabay saddex kooxood oo uu midkood ku…
Read More » -
Horyaallada
Kooxda Barcelona oo go’aasatay inay iska iibiso Sergino Dest… (Sidee wax u jiraan?)
(Barcelona) 25 Okt 2021. Sida wararku ay sheegayaan Kooxda kubadda cagta Barcelona aya go’aansatay inay iska iibiso ciyaaryahankeeda Sergino Dest.…
Read More » -
England
Ole Gunnar Solskjaer oo la siiyey saddex kulan oo uu ku badbaadsado shaqadiisa Kooxda Manchester United
(Manchester) 25 Okt 2021. Mark Bosnich ayaa rumeysan in Ole Gunnar Solskjaer uu weyn karo shaqadiisa Kooxda Manchester United haddii…
Read More » -
England
Iska illow Madrid, Bayern ama PSG, Antonio Rudiger oo wada-xaajood kula jira saddex naadi oo hor leh… (Labo ka mid ah Premier League ayay ka ciyaaraan)
(London) 25 Okt 2021. Suuqa xagaaga soo aaddan, naadiga Chelsea ayaa qarka u saaran inay lumiso mid ka mid ah difaacyadeeda…
Read More » -
Spain
Kaddib tagitaankii Sergio Ramos, Real Madrid oo xagaagii labaad oo xiriir ah weyneyso HALYEY kaddib markii uu Marcelo sheegay inuu…
(Madrid) 25 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa suuqii xagaagan si bilaash ah ku lumisay kabtankeedii Sergio Ramos kaasoo…
Read More » -
Aasiya
Macquul ma’ahan: David Beckham oo 175 milyan euro ku qaadanaya inuu noqdo wajiga Koobka Adduunka 2022… (Maxay tahay shaqada uu qaban doono isaga?)
(Qatar) 25 Okt 2021. David Beckham ayaa qarka u saaran inuu noqdo wajiga uu dalka Qatar u isticmaali doono Koobka Adduunka…
Read More »