Shaxda rasmiga kulanka El Clásico Kooxaha Barcelona iyo Real Madrid oo la shaaciyey… (Gavi oo rikoor sameeyey & Hazard oo…)

(Barcelona) 24 Okt 2021. Waxaa la shaaciyey safafka ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo Real Madrid oo ku ballansan kulankooda El Clasico ee horyaalka La Liga.

Ansu Fati & Memphis Depay ayaa hoggaaminaya Weerarka kooxda martida loo yahay ee Barca, halka Karim Benzema iyo Vinicius Jr ay ku soo billowdeen safka hore ee Los Blancos.

Gavi ayaa noqday ciyaaryahankii ugu da’da yaraa ee ku soo billowda safka hore ee kulanka El Clásico qarnigaan 21-aad.

Hazard ayaa maanta safan kara kulankiisii ugu horreeyey ee El Clasico tan iyo markii uu yimid Madrid haddii uu beddel ku soo galo ciyaartan.

Safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Barcelona XI:

Image

Real Madrid XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close