RASMI: Liiska xiddiga PSG ee kulanka Marseille oo la shaaciyey & Neymar oo markale la midoobaya Messi iyo Mbappe

(Paris) 24 Okt 2021. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha Paris Saint-Germain ee laga soo xulan doono shaxda caawa ee kulanka Marseille, iyadoo Neymar oo markale dib ula midoobi doono Lionel Messi iyo Kylian Mbappe.

24-ka ciyaaryahan ee uu soo qaatay tababaraha PSG ee Mauricio Pochettino ayaa markale laga waayey Sergio Ramos oo soo kabasho ku jira, isla markaana sameynaya tababar gaar ah.

Hase yeeshee, Leandro Paredes iyo Goolhaye Sergio Rico ayaa seegi doona kulankan, iyadoo Paredes uu dhaawacmay kulankii ugu dambeeyey ee qarankiisa, halka Goolhayaha isaga uu dhaawac ka soo gaaray tababarka.

Liiska xiddigaha PSG ee kulanka Marseille oo dhammaystiran;-

  1. Keylor Navas
  2. Achraf Hakimi
  3. Presnel Kimpembe
  4. Marquinhos
  5. Marco Verratti
  6. Kylian Mbappé
  7. Mauro Icardi
  8. Neymar Jr
  9. Angel Di Maria
  10. Rafinha
  11. Juan Bernat
  12. Danilo Pereira
  13. Colin Dagba
  14. Georginio Wijnaldum
  15. Ander Herrera
  16. Abdou Diallo
  17. Julian Draxler
  18. Thilo Kehrer
  19. Nuno Mendes
  20. Idrissa Gueye
  21. Eric Junior Dina Ebimbe
  22. Lionel Messi
  23. Gianluigi Donnarumma
  24. Alexandre Letellier

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close