Kooxaha Liverpool iyo Manchester United oo ku tartamaya saxiixa Pepi

(Yurub) 24 Okt 2021. Jariiradda The Mirror ayaa warinaya in Kooxaha reer England ee Liverpool iyo Manchester United ay ku tartamayaan saxiixa Ricardo Pepi.

Xiddigan da’da yar ee ka tirsan Kooxda FC Dallas ayaa lagu heli karaa 10 milyan oo gini.

Liverpool iyo Man United ayaa soo galay haatan tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga xulka qaranka Mareykanka ee ka tirsan Kooxda Dallas, Ricardo Pepi sida lagu daabacay Jariiradda The Mirror.

18-sano jirkaan Pepi ayaa la warinayaa in lagu heli karo qiimo dhabn 10 milyan oo gini, waxaana haatan uu xiiso ka helayaa kooxo dhowr ah oo ka ciyaara horyaalka English Premier League.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close