Day: October 24, 2021
-
England
Liverpool oo guuldarro xanuun badan dhabarka u saarisay Man United oo ay ku booqatay Old Trafford, xilli uu saddexleey dhaliyay Salah … +SAWIRRO
(Manchester) 24 Okt 2021. Liverpool ayaa guuldarro xanuun badan dhabarka u saarisay kooxda Manchester United oo ay ku booqatay garoonka Old…
Read More » -
Horyaallada
Real Madrid oo guul ka soo gaartay Barcelona kulankii la wada sugayay ee El Clásico… +SAWIRRO
(Barcelona) 24 Okt 2021. Real Madrid ayaa guul ka soo heshay Barcelona kulankii la wada sugayay ee El Clásico, kaasoo ka…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Man United iyo Liverpool ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Manchester) 24 Okt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Manchester United iyo Liverpool ee horyaalka Premier League ayaa…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga kulanka El Clásico Kooxaha Barcelona iyo Real Madrid oo la shaaciyey… (Gavi oo rikoor sameeyey & Hazard oo…)
(Barcelona) 24 Okt 2021. Waxaa la shaaciyey safafka ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo Real Madrid oo ku…
Read More » -
Spain
Meeqo gool ayuu ka dhaliyay Real Madrid?, Immisa jeer ayuuna garaacay isagoo ciyaaryahan ah iyo isagoo macallin ah?… (Rikoorka Koeman vs Madrid)
(Barcelona) 23 Okt 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa taariikh wanaagsan ku leh kulanka El Classico intii uu u ciyaarayay…
Read More » -
France
RASMI: Liiska xiddiga PSG ee kulanka Marseille oo la shaaciyey & Neymar oo markale la midoobaya Messi iyo Mbappe
(Paris) 24 Okt 2021. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha Paris Saint-Germain ee laga soo xulan doono shaxda caawa ee kulanka…
Read More » -
England
Manchester City oo xiddig muhiim ah ka doonaysa Kooxda Real Madrid… (Waa kee?)
(Manchester) 24 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa la soo warinayaa inay xiddig muhiim ah ka doonayso Naadiga…
Read More » -
Ameerika
Kooxaha Liverpool iyo Manchester United oo ku tartamaya saxiixa Pepi
(Yurub) 24 Okt 2021. Jariiradda The Mirror ayaa warinaya in Kooxaha reer England ee Liverpool iyo Manchester United ay ku…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo xog laga helayo haddii ay ceyrinayso Macallinkeeda Ole Gunnar Solskjaer
(Manchester) 24 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa xog laga helayaa haddii ay sii haysanayso Macallinkeeda Ole Gunnar…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Waa tuma gabadha Delle Alli isagoo la socda lagu arkay ee Nicole Berry?…(Miyuu xiriirka u jaray gabadhii Pep Guardiola?)
(London) 24 Okt 2021. Waxaa bilihii ugu dambeeyay warbaahinta Ingiriiska ee kubadda cagta ay hadal-heysa xanta ah inuu xiriir ka dhexeeyo…
Read More »