Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Norwich ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 23 Okt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Chelsea iyo Norwich ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Ciyaartan ayaa qeyb ka ah kulammada toddobaadkan ee horyaalka Premier League waxaana ciyaartan ku balansan kooxaha Chelsea iyo Norwich.

Blues ayaa hoggaanka u heysa horyaalka Ingiriiska iyadoo kaalinta koowaad kula jira 19-dhibcood halka Norwich oo dib ugu soo laabatay heerka koowaad xilli ciyaareedkan ay ku jirto booska ugu hooseeya kala sarreynta iyadoo leh labo dhibcood oo qura, waxayna raadineysaa guusheedii ugu horreysay horyaalka fasalkan.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Chelsea XI:

Norwich XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close