Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Brighton iyo Man City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Brighton) 23 Okt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Brighton iyo Man City ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Ciyaartan ayaa qeyb ka ah kulammada toddobaadkan ee horyaalka Premier League waxaana ciyaartan ku balansan kooxaha Brighton iyo Man City.

Labada naadi ayaa ku kala jira booska saddexaad iyo booska afaraad ee kala sarreynta Premier League haatan waxaana labo dhibcood sarreysa naadiga martida ah oo leh 17 dhibcood halka Brighton ay leedahay 15 dhibcood.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Brighton XI:

Image

Man City XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close