Ancelotti oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka El Clásico ee kooxda Barcelona… (Yaa ka maqan yaase ku soo baxay?)

(Madrid) 23 Okt 2021. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya kulanka la wada sugayo El Clásico oo ay Barcelona kula ciyaari doonaan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Naadiga Los Blancos oo booqan doonta magaalada Barcelona ayaa shaacisay liiska xiddigaha uga qeyb-galaya kulanka bari garoonka Camp Nou ay ku booqan doonaan Blaugrana.

Liiska kooxda Real Madrid ayaa waxaa dhanka weerarka ka hoggaaminaya xiddigaha kala ah Eden Hazard, Benzema iyo Vinicius Junior.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Kooxda Real Madrid uga qeyb-gaya kulanka El Clásico ee kooxda Barcelona:-

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close