Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Aston Villa ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 22 Okt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Arsenal iyo Aston Villa ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Ciyaartan ayaa lagu daah furayaa kulammada toddobaadkan horyaalka Premier League waxaana caawa la ciyaari doona kooxaha Arsenal iyo Aston Villa.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Arsenal XI:

Image

Aston Villa XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close