Day: October 21, 2021
-
Horyaallada
Miyuu Hazard qeyb ka noqon doonaa kulanka El Clasico ee Barcelona?
(Madrid) 21 Okt 2021. Inta badan warbaahinta Spain ayaa maanta oo khamiis ah qortay in ciyaaryahanka reer Belgium iyo kooxda Real…
Read More » -
Champ' League
Jordi Alba oo ka dhaawacmay Barcelona… (Miyuu seegi doonaa kulanka El Clasico?)
(Barcelona) 21 Okt 2021. Ka qeybgalka daafaca reer Spain iyo kooxda Barcelona ee Jordi Alba kulanka El Clasico ee Real Madrid,…
Read More » -
Champ' League
“Qof kasta oo dhaleeceeya Ronaldo waa inuu marka hore daawadaa kulanka Atalanta” – Ole Gunnar Solskjær
(Manchester) 21 Okt 2021. Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa ammaanay awooda xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo,…
Read More » -
Horyaallada
“Ma jiro qof la mid ah Messi” – Ansu Fati
(Barcelona) 21 Okt 2021. Weeraryahanka Barcelona Ansu Fati ayaa ka hadlay waxyaabo badan kadib markii uu heshiiska u kordhiyay kooxda reer…
Read More » -
England
Real Madrid oo qarka u saaran inay lumiso loollanka Erling Haaland… (Maxay tahay sababta?)
(Madrid) 21 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa xaalad cabsi ah ka muujineysa inay ku guuldarreysato damaceeda lasoo saxiixashada…
Read More » -
England
Difaaca Barcelona ee Jordi Alba oo looga gacan haatinayo Premier League iyadoo ay dooneyso mid ka mid ah kooxaha LIXDA waaweyn
(England) 21 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la aaminsan yahay inay iska iibin karto difaaceeda bidix ee Jordi Alba…
Read More » -
Champ' League
Tababare Thomas Tuchel oo ka hadlay dhaawacyadii Romelu Lukaku iyo Timo Werner kasoo gaaray kulankii ay xalay Chelsea garaacday Malmo
(London) 21 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa xalay 4-0 ku garaacday naadiga Malmo FF kulankii saddexaad ee wareegga guruubyada…
Read More » -
England
“Ed Woodward waxa uu ciyaartoyda Man United ula dhaqmi jiray sida caruurta” – Luke Shaw
(Manchester) 21 Okt 2021. Difaaca kooxda Manchester United ee Luke Shaw ayaa laga soo xigtay inuu sheegay in Ed Woodward oo…
Read More »