Man United, Barcelona, Juventus, Bayern, Chelsea & Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono tartanka UEFA Champions League

(Yurub) 29 Sebt 2021. Kulammo ka tirsan heerka guruubyada tartanka UEFA Champions League ayaa caawa lagu wadaa in la ciyaaro, iyadoo kooxaha waa weyn qaarkood ay ciyaari doonaan.

Kooxaha Manchester United, Juventus, Barcelona, Chelsea iyo Bayern Munich ayaa ugu madax fiiqan kooxaha caawa ka ciyaaraya tartanka UEFA Champions League.

Naadiga Chelsea ayaa booqanaysa Juventus, halka Kooxda reer Spain ee Barcelona u safreyso Portugal si ay Benfica ula soo ciyaarto.

Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono tartanka UEFA Champions League & Saacadaha ay soo geli doonaan xilliga geeska Afrika:-

Group E – Champions League

07:45 Fiidnimo Barcelona vs Dynamo Kyiv

10:00 Habeennimo Benfica vs Bayern Munich

Group F – Champions League

10:00 Habeennimo Young Boys vs Villarreal

10:00 Habeennimo Manchester United vs Atalanta

Group G – Champions League

07:45 Fiidnimo FC Salzburg vs Wolfsburg

10:00 Habeennimo Lille vs Sevilla

Group H – Champions League

10:00 Habeennimo Zenit vs Juventus

10:00 Habeennimo Chelsea vs Malmo FF

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close