Day: October 20, 2021
-
Champ' League
Manc United, Chelsea, Bayern, Juventus oo guul gaaray & guud ahaan natiijooyinka kulammadii caawa laga ciyaaray tartanka Champions League … SAWIRRO
(Yurub) 20 Okt 2021. Kulammo ka tirsan heerka guruubyada tartanka UEFA Champions League ayaa caawa la ciyaaray, iyadoo kooxaha waa…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Kooxda Barcelona oo Ansu Fati ka saxiixatay heshiis waqti dheer ah
(Barcelona) 20 Okt 2021. Barcelona ayaa bayaan rasmi ah ku shaacisay inay qandaraaska u kordhisay xiddigeeda da’ada yar ee Ansu Fati.…
Read More » -
Champ' League
UCL: Barcelona oo garoonkeeda Camp Nou guul kaga gaartay kooxda Dynamo Kyiv… +SAWIRRO
(Barcelona) 20 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou guul kaga gaartay naadiga Dynamo Kyiv, kaddib markii…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo Atalanta ee tartanka Champions League oo la shaaciyey
(Manchester) 20 Okt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo Atalanta ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxaha…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Malmo ee tartanka Champions League oo la shaaciyey
(London) 20 Okt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Malmo ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxaha Chelsea…
Read More » -
England
Thomas Tuchel oo tilmaamay dhibaatada Romelu Lukaku ee kooxda Chelsea
(London) 20 Okt 2021. Tababaraha kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa sheegay inuu dareemayo in laacibka reer Belgium ee Romelu Lukaku…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Dynamo Kyiv ee tartanka Champions League oo la shaaciyey
(Barcelona) 20 Okt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Dynamo Kyiv ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxaha…
Read More » -
England
RASMI: Mid ka mid ah Kooxaha Premier League oo shaqada ka cayrisay Macallinkeeda
(England) 20 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Newcastle United ayaa shaacisay inay shaqada ka cayrisay Tababaraheedii Steve Bruce. Kaddib markii…
Read More » -
Horyaallada
Paulo Dybala oo ogolaanaya inuu qandaraaska u kordhiyo Kooxdiisa Juventus… (Imise sano ayuu saxiixi doonaa?)
(Turin) 20 Okt 2021. Ciyaaryahan Paulo Dybala ayaa la soo warinayaa inuu ogolaanayo inuu qandaraaska u kordhiyo kooxdiisa kubadda cagta…
Read More » -
England
Mesut Özil oo dib ugu soo laaban kara horyaalka Premier League… (Waa tee kooxda dalka England dib ugu soo celinaysa?)
(Istanbul) 20 Okt 2021. Mesut Özil ayaa la warinayaa inuu dib ugu soo laaban karo horyaalka England Premier League. Sida…
Read More »