Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Shakhtar Donetsk iyo Real Madrid ee tartanka Champions League oo la shaaciyey

(Donetsk) 19 Okt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Shakhtar Donetsk iyo Real Madrid ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey.

Kooxaha Shakhtar Donetsk iyo Real Madrid ayaa caawa ku kulmaya tartanka ugu weyn heerka kooxaha qaaradda Yurub ee UEFA Champions League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Shakhtar XI:

Image

Real Madrid XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close