Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Club Brugge iyo Man City ee tartanka Champions League oo la shaaciyey

(Bruges) 19 Okt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Club Brugge iyo Manchester City ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey

Kooxaha Club Brugge iyo Man City ayaa caawa ku kulmaya tartanka ugu weyn heerka kooxaha qaaradda Yurub ee UEFA Champions League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Club Brugge XI:

Image

Manchester City XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close