Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Atletico Madrid iyo Liverpool ee tartanka Champions League oo la shaaciyey

(Madrid) 19 Okt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Atletico Madrid iyo Liverpool ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey.

Waxaa dib u ambaqaadmi doona tartanka UEFA Champions League toddobaadkan iyadoo caawa la ciyaarayo kulammo ka tirsan, waxayna indhaha caalamka kusii jeedaa magaalada Madrid ee caasimadda dalka Spain halkaas oo ay Atletico Madrid kusoo dhoweyneyso Liverpool kulan ciyaareed qayb ka ah guruubka B.

Kooxaha Atletico Madrid iyo Liverpool ayaa caawa ku kulmaya tartanka ugu weyn heerka kooxaha qaaradda Yurub ee UEFA Champions League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Atletico Madrid XI:

Image

Liverpool XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close