Atletico, Liverpool, Man City, AC Milan, Real Madrid, Inter Milan, PSG & Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono tartanka UEFA Champions League

(Yurub) 10 Okt 2021. Kulammo ka tirsan heerka guruubyada tartanka UEFA Champions League ayaa caawa lagu wadaa in la ciyaaro, iyadoo kooxaha waa weyn qaarkood ay ciyaari doonaan.

Kooxaha Manchester City, Atletico Madrid, Liverpool, Real Madrid, Paris Saint-Germain iyo Labada Milan ayaa ugu madax fiiqan kooxaha caawa ka ciyaaraya tartanka UEFA Champions League.

Liverpool ayaa booqanaysa Atletico Madrid, kooxda Man City ayaa iyaduna soo dhoweynaysa Club Brugge kulan xilli hore soo dhici doona, halka Real Madrid ay booqaneyso Ukraine si ay ula soo ciyaarto Shakhtar.

Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono tartanka UEFA Champions League & Saacadaha ay soo geli doonaan xilliga geeska Afrika:-

Group A – Champions League

07:45 Fiidnimo Club Brugge vs Manchester City

10:00 Habeennimo Paris Saint-Germain vs RB Leipzig

Group B – Champions League

10:00 Habeennimo Atletico Madrid vs Liverpool

10:00 Habeennimo FC Porto vs AC Milan

Group C – Champions League

07:45 Fiidnimo Besiktas vs Sporting CP

10:00 Habeennimo Ajax vs Borussia Dortmund

Group D – Champions League

10:00 Habeennimo Inter Milan vs FC Sheriff

10:00 Habeennimo Shakhtar Donetsk vs Real Madrid

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close