Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Crystal Palace ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 18 Okt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Arsenal iyo Crystal Palace ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kulanka ugu dambeeya horyaalka Premier League asbuucan ayaa caawa la ciyaari doonaa marka ay Arsenal soo dhoweyso naadiga Crystal Palace.

Labada naadi ayaa isku xiga dhanka kaalmaha kala sarreynta horyaalka Ingiriiska iyadoo Gunners ay kaalinta 13-aad kula jirto 10 dhibcood kaddib toddobo kulan, waxayna saddex dhibcood ka sarreysaa kooxda ay caawa la ciyaareyso oo leh toddobo dhibcood.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Arsenal XI:

Crystal Palace XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close