Ancelotti oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka Shakhtar ee Champions League… (Yaa ka maqan yaase ku soo baxay?)

(Madrid) 17 Okt 2021. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid u safraya dalka Ukraine kuwaasoo ka qeyb galaya kulanka ay Shakhtar Donetsk Talaadada soo socota kuwada ciyaari doonaan tartanka Champions League.

Naadiga Los Blancos oo booqan doonta kooxda Shakhtar Donetsk ayaa shaacisay liiska xiddigaha uga qeyb-galaya kulanka Talaadada soo socota kuwada ciyaari doonaan tartanka Champions League

Liiska kooxda Real Madrid waxaa hoggaaminaya xiddigaha kala ah Marco Asensio, Benzema iyo Vinicius Junior.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb-gaya kulanka Talaadada soo socota ay kula ciyaari doonaan Shakhtar Donetsk ee Champions League:-

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close