Day: October 17, 2021
-
Horyaallada
Barcelona oo garoonkeeda Camp Nou ku dubatay kooxda Valencia… +SAWIRRO
(Barcelona) 17 Okt 2021. Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou saddexda kaga qaadatay kooxda Valencia, kaddib markii ay kaga adkaatay 3-1, ciyaar…
Read More » -
Ancelotti oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka Shakhtar ee Champions League… (Yaa ka maqan yaase ku soo baxay?)
(Madrid) 17 Okt 2021. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid u safraya dalka Ukraine kuwaasoo ka qeyb…
Read More » -
Horyaallada
Tababare Koeman oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona ee ka qeyb galaya kulanka caawa ee Valencia
(Barcelona) 17 Okt 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Ronald Koeman ayaa shaaciyay liiska 23-ka ciyaaryahan ee uu ku…
Read More » -
England
Kooxda Barcelona oo xiiseynaysa xiddiga khadka dhexe ee Man United, Nemanja Matic
(Manchester) 17 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ee ka dhisan dalka Spain ayaa la soo warinayaa inay xiiseynayso saxiixa…
Read More » -
England
Arsenal oo beddelka Alexandre Lacazette ka dhex aragta Kooxda Real Madrid… (Waa kee?)
(London) 17 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa in beddelka Weeraryahankeeda Alexandre Lacazette ka dhex aragto…
Read More » -
France
Kooxda PSG oo liiska xiddigaha ay suuqa ka doonayso ku darsatay Robert Lewandowksi & Erling Haaland
(Paris) 17 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa la soo warinayaa in liiska xiddigaha ay suuqa kala iibsiga…
Read More » -
England
Macallin Ole Gunnar Solskjaer oo aan laga ceyrin doonin shaqada Kooxda Manchester United
(Manchester) 17 Okt 2021. Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa la soo warinayaa inaan laga ceyrin doono shaqada tababarennimo ee Kooxda…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Macquul ma’ahan inaad ‘maya’ ku dhahdo Conor” – Jose Mourinho oo McGregor kula kulmaya Rome
(Rome) 17 Okt 2021. Feeryahanka shirkadda UFC ee ciyaaraha MMA ayaa fasax ku qaadanaya dalka Taliyaaniga isagoo magaalada Rome ee caasimadda…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Wanda Nara iyo Mauro Icardi oo khilaaf xooggan soo dhex galay iyadoo tirtay sawirradii ay wada lahaayeen xilli ay si maldahan u sheegtay sababta ka dambeysa arrintan
(Paris) 17 Okt 2021. Marwada Mauro Icardi ee Wanda Nara ayaa barteeda Instagram ka saartay seygeeda iyadoo sidoo kale saaxada barteeda…
Read More » -
England
Wakiilka Mohamed Salah oo soo gaaray Ingiriiska… (Miyuu wada-xaajoodka heshiis kordhinta laacibka reer Masar la billaabi rabaa Liverpool?)
(England) 17 Okt 2021. Wakiilka Mohamed Salah ee Ramy Abbas Issa ayaa shalay usoo duulay dalka England si uu u daawado ciyaartii…
Read More »