Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Watford iyo Liverpool ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Watford) 16 Okt 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan galabta Kooxaha Watford iyo Liverpool ee horyaalka Premier League.

Kulankan oo ay Reds booqanayso Watford ayaa waxaa Weerarkeeda hoggaaminaya Mohamed Salah, Sadio Mane iyo Firmino.

Sidoo kale Tababare Klopp waxa uu safkiisa ku billaabay Trent Alexander-Arnold iyo Goolhaye Caoimhin Kelleher.

Dhinaca kale  Tababare Claudio Ranieri ayaa hoggaaminaya Hornets kulankiisii ugu horreeyey.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Watford XI:

Liverpool XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close