Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Burnley ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Manchester) 16 Okt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Manchester City iyo Burnley ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Man City ayaa horyaalka hoggaankiisa ugu yaraan si ku meel gaar ah u qaban karta haddii ay guuleysato kulanka galabta iyadoo haatan booska saddexaad la fadhisa 14 dhibcood waxayna labo dhibcood ka hooseysaa Chelsea oo kaalinta koowaad kula jirta 16 dhibcood.

Dhinaca kale, Burnley ayaa raadineysa guusheedii ugu horreysay horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan iyadoo saddex barbarro gashay afar kulanna la garaacay toddobadii kulan ee ay ciyaartay illaa iyo haatan.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Man City XI:

Image

Burnley XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close