Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Brentford iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 16 Okt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Brentford iyo Chelsea ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda dhowaan galka ah ee Brentford ayaa kulan ciyaareed xiiso badan caawa la qaadaneysa kooxda ay London ka wada dhisan yihiin ee Chelsea kaasoo ka tirsan horyaalka Premier League.

Blues ayaa hoggaanka u heysa horyaalka Ingiriiska iyadoo 16 dhibcood uruursatay toddobadii ciyaarood ee ay dheeshay, waxayna caawa la dheeleysaa naadiga xilli ciyaareedkan ku cusub horyaalka ee Brentford taasoo 12 dhibcood uruursatay toddobadii kulan ee ay dheeshay.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Brentford XI:

Image

Chelsea XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close