Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Leicester City iyo Man United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Leicester) 16 Okt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Leicester City iyo Man United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda lagu naaneyso Foxes ayaa waqti ciyaareed liita qaadaneysa xilli ciyaareedkan iyadoo uruursatay kaliya siddeed dhibcood toddobadii kulan ee horyaalka Premier League waxayna fadhisaa kaalinta 13-aad ee kala sarreynta horyaalka, se waxaa la fahansan yahay inay ciyaar shiddo badan kala hortagi doonaan Red Devils oo kaalinta afaraad kula jirta 14 dhibcood.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Leicester XI:

Image

Man United XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close