Day: October 14, 2021
-
England
Cristiano Ronaldo oo abaal-marin cusub guddoomay
(Manchester) 14 Ok 2021. Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahanka ugu fiicnaa Manchester United bishii…
Read More » -
England
Xiddig ka tirsan Manchester City oo dhaawacmay & mudada uu maqnaanayo oo la sii ogaaday
(Manchester) 14 Ok 2021. Xiddig ka tirsan kooxda Manchester City ayaa ku dhaawacmay intii lagu guda jiray kulankii Talyaaniga iyo…
Read More » -
England
Gary Neville oo dab ku sii shiday wararka ku saabsan mustaqbalka tababare Solskjær ee kooxda Man United
(Manchester) 14 Ok 2021. Xiddigii hore kooxda Manchester United ee Gary Neville ayaa ku adkeystay in tababare Solskjær ay tahay inuu…
Read More » -
England
Wargeyska MARCA oo labo sababood kusoo koobay ahmiyadda ay Real Madrid siineyso saxiixa Rudiger… (Miyuu yahay qorshahooda koowaad?)
(Madrid) 14 Ok 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa lagu soo warramayaa inay lambarka koowaad ee xiddigaha ay dooneyso inay…
Read More » -
England
Phil Foden oo aqbalay heshiis cusub oo sanado badan kaasoo uu kaga mid noqonayo xiddigaha ugu mushaharka baddan Man City
(Manchester) 14 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa la filayaa inay maalmaha soo aaddan si rasmi ah ugu dhawaaqdo…
Read More » -
Ameerika
Fannaanka caanka ah ee Drake oo dalbaday inuu la kulmo xiddiga Bayern ee Alphonso Davies… (Maxaa u wacan?)
(Toronto) 14 Okt 2021. Difaaca bidix ee Bayern Munich, Alphonso Davies oo inta badan doorarka weerarka uga ciyaara qarankiisa Canada ayaa…
Read More » -
England
Barcelona iyo AC Milan oo ku dagaallamaya xiddig u ciyaara Manchester United kaasoo iska diiday inuu qandaraaskiisa kordhiyo
(Manchester) 14 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa lagu wadaa inay xagaaga soo aaddan iska fasaxdo qaar ka mid…
Read More » -
England
Newcastle United oo dagaalkeeda suuqa kala iibsiga ka bilawday Chelsea iyadoo si joogto ah ula xiriireysa wakiilka mid ka mid ah xiddigaha ugu qaalisan Blues
(Newcastle) 14 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Newcastle United ayaa noqotay kooxda ugu hodansan kubadda cagta dunida kaddib markii Amanda Staveley, Mehrdad Ghodoussi…
Read More » -
France
Drogba oo markale qaraw ku riday Macallin Wenger kaddib markii uu xalay saddexley ka dhaliyay… (Ciyaar ay ka qayb ahaayeen Pires, Flamini, Nasri iyo xiddigo kale)
(Marseille) 14 Okt 2021. Halyeyga Chelsea ee Didier Drogba ayaa muujiyay inuusan wali luminin xirfaddiisii gool-dhalineed kaddib markii uu saddexley dhaliyay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Bartomeu oo markale weeraray Laporta iyo dagaalkii afka ah ee madaxweynihii hore ee Barcelona kala dhexeeyay midka haatan oo soo laabtay
(Barcelona) 14 Okt 2021. Dagaalka afka ah ee ka dhexeeya madaxweynaha Barcelona ee Joan Laporta iyo midkii ka horreeyay ee Josep…
Read More »