Day: October 13, 2021
-
Horyaallada
RASMI: kulanka Real Madrid iyo Athletic Bilbao ee horyaalka La Liga oo la baajiyay
(Madrid) 13 Okt 2021. Gudiga sare ciyaaraha ee dalka Spain ayaa xaqiijiyay in dib loo dhigay labada kulan ee Real Madrid…
Read More » -
England
Halyeey reer Uruguay ah oo kula taliyay Cavani inuu ka tago Manchester United
(Manchester) 13 Okt 2021. Halyeeyga reer Uruguay ee Gus Poyet ayaa kula taliyay laacibka ay isku wadanka yihiin ee Edinson Cavani,…
Read More » -
England
Di Lorenzo iyo Insigne oo jirkooda ku naqshadeeyey Tattoo ay ugu dabaal-degayaan EURO 2020
(Naples) 13 Okt 2021. Ciyaartoyda kooxda Napoli ee Giovanni Di Lorenzo iyo Lorenzo Insigne ayaa sameeyay tattoo, waxaana ay ku…
Read More » -
England
Manchester United oo tartanka saxiixa Jules Kounde kula soo biirtay Kooxda Chelsea
(Manchester) 13 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay Chelsea kula soo biirtay tartanka loogu…
Read More » -
Horyaallada
Kooxda Barcelona oo iska iibinaysa Sergio Busquets si ay u hesho xiddig ka ciyaara horyaalka Serie A
(Barcelona) 13 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la soo warinayaa inay iska iibinayso ciyaaryahankeeda khadka dhexe ee Sergio…
Read More » -
England
Iska illow Pogba, Juventus oo wada xaajood la bilawday wakiilka mid ka mid ah xiddigaha khadka dhexe ee Man United & Barcelona oo ku heysata
(Turin) 13 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa lagu soo warramayaa inay ku dadaaleyso sidii ay suuqa January ula soo…
Read More » -
England
Manchester City oo January wada-xaajood la bilaabaneyso wakiilka Erling Haaland ee Mino Raiola iyagoo ciyaaraya farsamo cajiib ah
(Manchester) 13 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagu soo warramayaa inay u dhaqaaqeyso saxiixa xiddiga kooxda Borussia Dortmund…
Read More » -
France
Paris Saint-Germain oo war wanaagsan ka heshay soo kabashada Sergio Ramos… (Goormee ayuu safan karaa ciyaartiisii ugu horreysay PSG)
(Paris) 13 Okt 2021. Sergio Ramos ayaa ah midka kaliya ee aanan wali u safan Paris Saint-Germain marka laga fiiriyo saxiixyadii…
Read More » -
France
Macallinka Atletico Madrid ee Diego Simeone oo sheegay inuu isku dayay lasoo saxiixashada Messi kahor inta uusan ku biirin PSG & Suarez oo…
(Madrid) 13 Okt 2021. Markii ay Barcelona go’aansatay inaysan heshiiska u kordhin kabtankeedii hore ee Lionel Messi, waxaa kooxaha lala xiriirinayay…
Read More » -
England
Ronaldo oo rikoor kale u dhigay ciyaaraha qarammada kubadda cagta
(Portugal) 13 Okt 2021. Weeraryahanka kooxda Manchester United ee Cristiano Ronaldo ayaa xalay sameeyay rikoor kale oo heerka qarammada ah kaddib…
Read More »