Day: October 11, 2021
-
France
Lewandowski oo si xiiso leh kaga hadlay musharaxnimadiisa ku guuleysiga abaal-marinta Ballon d’Or
(Munich) 11 Okt 2021. Weeraryahanka kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa xaqiijiyay inuu rajeynayo inuu ku guuleysto abaal-marinta Ballon d’Or…
Read More » -
England
Jürgen Klopp oo ugu baaqay maamulka Liverpool inay la saxiidaan xiddig ka tirsan Barcelona
(Liverpool) 11 Okt 2021. Sida ay shaaca ka qaadeen wargeysyada Spain maanta oo Isniin ah, kooxda Liverpool ayaa siixo weyn…
Read More » -
England
Wijnaldum oo ka qoomameynaya go’aankii uu ugu biiray kooxda Paris Saint-Germain
(Paris) 11 Okt 2021. Ciyaaryahanka kooxda Paris Saint-Germain ee Georginio Wijnaldum, ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay inuu u…
Read More » -
England
Kooxda Chelsea oo isku diyaarinaysa inay dib u soo ceshato xiddiga reer Belgium ee Eden Hazard
(London) 11 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa Albaabada u furtay inay dib ula soo saxiixato ciyaaryahankeedii hore ee…
Read More » -
France
Kooxda Real Madrid oo ka fiirsanaysa inay u dhaqaaqdo soo xero-gelinta daafac ka tirsan PSG
(Madrid) 11 Okt 2021. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa ka fiirsanaysa inay u dhaqaaqdo soo…
Read More » -
Holland
Tababare Louis van Gaal oo furka ku tuuray kooxdiisii hore ee Barcelona, isagoo u soo jeediyay eedeyn kulul oo la xiriirta ajaanibta
(Barcelona) 11 Okt 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Ronald Koeman ayaa waqti adag ku qaadanaya Camp Nou tan iyo…
Read More » -
England
Arsenal oo si lama filaan ah ugu dhaqaaqeysa xiddig garoonka Emirates ka tagay afar sano ka hor
(London) 11 Okt 2021. Kaddib natiijooyinkii wanaagsanaa ee bishii September, kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa dooneysa inay safkeeda kusoo darto xiddigo…
Read More » -
France
Maxaa loo socodsiiyay goolkii garab-dhaafka ahaa ee uu Kylian Mbappe xalay ka dhaliyay xulka Spain?
(Milan) 11 Okt 2021. Xulka kubadda cagta France ayaa xalay markiisii ugu horreysay ku guuleystay koobka UEFA Nations League iyagoo Spain…
Read More » -
Spain
Sergio Busquets oo loo magacaabay xiddigii ugu fiicnaa heerka gabagabada tartanka UEFA Nations League… (Ka bogo xogtiisa ciyaareed)
(Milan) 11 Okt 2021. Kabtanka xulka qaranka Spain ee Sergio Busquets ayaa la guddoonsiiyay abaal-marinta laacibkii ugu wanaagsanaa gabagabada tartanka UEFA…
Read More »