Day: October 6, 2021
-
France
Mbappé hooyadiis oo ka hadashay arinta ku saabsan heshiis kordhinta wiilkeeda ee kooxda Paris Saint-Germain
(Paris) 06 Okt 2021. Fayza Lamari, oo ah hooyada xiddiga caanka ah ee reer France Kylian Mbappé, ayaa sheegtay in…
Read More » -
England
Gary Lineker oo wareysi uu siiyay MARCA ku kala doortay Ronaldo iyo Messi isagoo raaciyay sababta
(Spain) 06 Okt 2021. Halyeyga xulka qaranka England ee Gary Lineker ayaa isagoo ku sugan dalka Spain wareysi siiyay majaladda MARCA…
Read More » -
England
Eric Cantona oo Zlatan Ibrahimovic u sheegay inuusan boqor ka noqon karin Manchester & Jawaabtii uu bixiyay weeraryahanka Milan oo…
(Milan) 06 Okt 2021. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta AC Milan ee Zlatan Ibrahimovic ayaa isagoo wali ku jira maalmaha dabaal-degga sanadguuradiisa…
Read More » -
Italy
Italy vs Spain: Horudhaca kulanka afar-dhammaadka UEFA Nations League… (Xogta tartankan, sida ay halkan kusoo gaareen & Goobta lagu ciyaarayo)
(Milan) 06 Okt 2021. Waxaa caawa bilaaban doona heerkii ugu dambeeyay ee tartanka UEFA Nations League kaasoo xulalka qaaradda Yurub ay…
Read More » -
England
Sidee ayay u muuqanaysaa SHAXDA Kooxda Arsenal xilli ciyaareedka soo socda haddii lagu daro William Saliba iyo Calvert-Lewin?
(London) 06 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa Shax cajiib ah la soo shirtagi doonta xilli ciyaareedka soo socda,…
Read More » -
Spain
Caqabadaha dhaqaale ee heysta Barcelona oo sabab u noqonaya inay lumiyaan xiddigo muhiim u ah mustaqbalkeeda kaddib bixitaankii Messi
(Barcelona) 06 Okt 2021. Barcelona ayaa dhexda ka dabaalaneysa xaalad dhaqaale oo aad u liidata taasoo kahor taagan inay kordhiso…
Read More » -
Italy
Lautaro Martinez oo sare loo qaadayo Mushaharkiisa, qandaraaskana u kordhinaya Kooxdiisa Inter Milan… (Imise sano ayuu saxiixayaa?)
(Milan) 06 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Inter Milan ayaa la soo warinayaa inay heshiis cusub ku abaal-marinayo Weeraryahankeeda Lautaro…
Read More » -
Horyaallada
Kooxda Barcelona oo bisha Janaayo qorshaynaysa bixitaanka Samuel Umtiti & Tababare Ronald Koeman oo ku wargeliyey inuusan ku jirin qorshihiisa
(Barcelona) 06 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ee ka dhisan dalka Spain ayaa la soo warinayaa inay bisha Janaayo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ronaldo, Pogba iyo Ferdinand oo isku dayey inay la dagaallamaan Feeryahanka haysta Diinta Islaamka ee Khabiib Nurmagomedov… + SAWIRRO
(Manchester) 06 Okt 2021. Xiddigaha Manchester United ee Cristiano Ronaldo, Paul Pogba iyo weliba daaficii hore ee Kooxdaas Rio Ferdinand…
Read More » -
England
Manchester United oo suuqa ka baadi-goobeysa xiddig beddel u noqda Aaron Wan-Bissaka… (Yaa la la xiriirinayaa iminka?)
(Manchester) 06 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay xiddig ka ciyaara booska dadabka midig…
Read More »