Day: October 4, 2021
-
England
RASMI: Kooxda Watford oo ku dhawaaqday inay dhameystirtay heshiiska Claudio Ranieri
(Watford) 04 Okt 2021. Kooxda reer England ee Watford ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay la saxiixatay tababaraha reer…
Read More » -
France
“Waxaan codsaday inaan baxo… waxayna iga dhigeen tuug” – Mbappé
(Paris) 04 Okt 2021. Weeraryahanka Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqay rabitaankiisa ah inuu ka tago…
Read More » -
Horyaallada
WARBIXIN: Awoowe, Aabbe & Wiilkooda – Sida reer Maldini ay u galeen Taariikhda Kooxda faca weyn ee AC Milan
(Milan) 04 Okt 2021. Warbixintan waxa aan uga hadli doonno sida reer Maldini ay u galeen taariikhda naadiga AC Milan…
Read More » -
England
Kooxda Real Madrid oo xiiseynaysa saxiixa xiddig ka tirsan Chelsea… (Booskee ayuu ka ciyaaraa?)
(Madrid) 04 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa la soo warinayaa inay xiiseynayso saxiixa xiddig ka tirsan Chelsea.…
Read More » -
England
Manchester City oo indhaha la raaceysa xiddig ka tirsan naadiga Barcelona kaasoo ay si sahlan ku heli karto
(Manchester) 04 Okt 2021. Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa lagu soo warramayaa inuu xagaaga dambe si xooggan u…
Read More » -
England
Kooxaha doonaya weeraryahanka Chelsea ee Timo Werner oo isa soo taray iyo mid ka mid ah kooxaha ugu tunka weyn La Liga oo kusoo biirtay
(London) 04 Okt 2021. Mustaqbalka weeraryahanka kooxda kubadda Chelsea ee Timo Werner ayaa shaki weyn la gelinayaa kaddib markii uu xilli…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo ka walaacsan xaaladda dhaawac ee Eduardo Camavinga kahor kulammada xulalka
(Madrid) 04 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa ka walaacsan xaaladda dhaawac ee xiddigeeda khadka dhexe ka ciyaara ee…
Read More » -
England
“Loollanka horyaalka waa uu dhammaan lahaa haddii Manchester City ay…” – Garry Neville
(England) 04 Okt 2021. Kaddib markii ay xalay soo dhammaatay ciyaartii horyaalka Premier League ku dhex martay kooxaha Liverpool iyo Manchester…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Khabiib Nurmagomedov oo koob khamri ah ka diiday Ferguson & Jawaabtii uu bixiyay oo ka qoslisay Evra iyo Bolt
(Manchester) 04 Okt 2021. Feeryahanka fariistay ee Khabib Nurmagomedov ayaa daaha ka rogay qaabkii uu uga diiday Sir Alex Ferguson koobkii Khamriga…
Read More »