Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Southampton iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 02 Okt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Southampton iyo Chelsea ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa dooneysa inay kusoo laabato waddada guulaha kaddib markii labo jeer la garaacay toddobaadkii tagay, waxayna maanta wajaheysaa naadiga Southampton ciyaar ka tirsan horyaalka Premier League.

Blues ayaa Manchester City guuldarro kala kulantay ciyaartii ugu dambeysay ee ay gurigeeda ku ciyaartay horyaalka iyadoo isla Stamford Bridge kusoo dhoweyneysa mid ka mid ah kooxaha ugu bandhigga hooseeya xilli ciyaareedkan.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Southampton XI:

Southampton starting XI: McCarthy; Livramento, Bednarek, Salisu, Walker-Peters; Romeu, Ward-Prowse [c]; Redmond, Walcott; Tella, A. Armstrong. Subs: Forster, Lyanco, Perraud, Diallo, Djenepo, Elyounoussi, Long, Adams.

Chelsea XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close