Month: October 2021
-
England
Roy Keane oo ammaanay wax qabadka Cristiano Ronaldo ee Man United
(Manchester) 31 Okt 2021. Xidigii hore Manchester United ee Roy Keane ayaa ammaanay weeraryahanka reer Portugal ee Cristiano Ronaldo, kaddib markii…
Read More » -
England
Xiddig ka tirsan Manchester United oo qorsheynaya inuu ku biiro kooxda Barcelona
(Manchester) 31 Okt 2021. Wargeyka “Sport” ee dalka Spain ayaa wuxuu shaaca in xiddig ka tirsan Manchester United uu doonayo inuu…
Read More » -
France
Miyeey xiddigaha Real Madrid xiiseynayaan ka garab ciyaarista Mbappe? Waxaa ka jawaabaya Vinicius Jr
(Madrid) 31 Okt 2021. Weeraryahanka Real Madrid ee Vinicius Jr ayaa muujiyay sida weyn uu u doonayo in inuu ka garab…
Read More » -
England
Liverpool oo dooneysa lasoo saxiixashada xiddigu ku fashilmay Real Madrid
(Liverpool) 31 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa dooneysa inay sameyso saxiixyo dheeraad ah suuqa xagaaga soo socda iyadoo si…
Read More » -
England
Donny Van de Beek oo bisha Janaayo ku qasbaya Kooxdiisa Manchester United inuu ka tago
(Manchester) 31 Okt 2021. Sida wararku ay sheegayaan Donny Van de Beek ayaa bisha Janaayo ku qasbaya inuu ka tago…
Read More » -
England
Manchester United oo dooneysa inay kala-dhantaasho Leicester City iyadoo bartilmaameed ka dhigatay labo xiddig oo muhiim ah
(Manchester) 31 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay duulaan ku tahay naadiga Leicester City iyadoo…
Read More » -
England
Newcastle oo durba suuqa kaga yaabsaneysa kooxaha waaweyn iyadoo Liverpool iyo Man City ku heysata xiddig laf-dhabar u ah Real Madrid
(Newcastle) 31 Okt 2021. Sida la sii qiyaasiyo kooxda Newcastle United ayaa la filayaa inay suuqyada kala iibsiga ee soo aaddan…
Read More » -
England
Juventus mise Real Madrid? Kooxdee qorshaha koowaad ugu jirta Paul Pogba maadaama uu bilaash kaga tagayo Man United dhammaadka xilli ciyaareedkan?
(Manchester) 31 Okt 2021. Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda kubadda cagta Manchester United ee Paul Pogba ayaa la filayaa inuu…
Read More » -
Spain
Aguero oo la saaray ambulance, Pique oo garoonka laga saaray & Dhibaatada Barcelona oo kasii dareysa
(Barcelona) 31 Okt 2021. Nasiibku ma ahan mid garab istaag u muujinaya naadiga Barcelona iyadoo ciyaartii barbarraha ee ay xalay la…
Read More » -
Horyaallada
Deportivo Alaves oo ku qasabtay Barcelona inay dhibcaha ku qeybsadaan garoonka Camp Nou… +SAWIRRO
(Barcelona) 30 Okt 2021. Deportivo Alaves ayaa ku qasabtay Barcelona inay dhibcaha ku qeybsadaan garoonka Camp Nou, kaddib markii ay ku…
Read More »