Day: September 30, 2021
-
England
Klopp oo ku dhawaaqay in laba ka mid ah xiddigahiisa muhiimka ah ay seegayaan kulanka Man City
(Liverpool) 30 Sebt 2021. Macalinka kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa ku dhawaaqay in labo ka mid ah xiddigahiisa ay…
Read More » -
England
Ka waran haddii Jürgen Klopp uu ahaan lahaa tababaraha Manchester United? – Paul Merson ayaa ka jawaabaya
(Manchester) 30 Sebt 2021. Waxaa shaki weyn la galinayaa in macalinka reer Norway ee Ole Gunnar Solskjaer uu awood u yeelan…
Read More » -
Ronaldo oo codsi gaar ah u diray taageerayaasha Manchester United kaddib guushii Villarreal
(Manchester) 30 Sebt 2021. Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay inuu guul gaarsiiyo kooxdiisa Manchester United daqiiqadii ugu dambeysay ciyaartii xalay ay…
Read More » -
England
Real Madrid oo duullaan ku ah Manchester United iyadoo ka dooneysa mid ka mid ah weeraryahannada ugu wanaagsan
(Madrid) 30 Sebt 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa wali baadi goob ugu jirta weeraryahan dhexe oo ay afka hore…
Read More » -
England
RASMI: Musharraxiinta abaal-marinta laacibka ugu wanaagsan bisha ee Premier League oo lasoo saaray (Ronaldo iyo Salah oo…)
(England) 30 Sebt 2021. Maamulka horyaalka Premier League ayaa soo saaray diiwaanka xiddigaha u sharraxan isla markaasna ku tartami doona xiddigii…
Read More » -
Safkii ugu wanaagsanaa Champions League toddobaadkan oo lasoo saaray… (Messi & CR7 oo aanan ku jirin iyo…)
(Yurub) 30 Sebt 2021. Waxaa toddobaadkan la ciyaaray kulammada labaad ee marxaladda Guruubyada tartanka Champions League xilli ciyaareedka 2021-22, waxaana kasoo…
Read More » -
England
Chelsea oo difaac kale ka laaceysa Spain kaddib isku daygii fashilmay ee ay ku dooneysa xiddiga Sevilla ee Kounde… (Waa kee xiddiga ay bartilmaameedsaneyso?)
(London) 30 Sebt 2021. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa wali ku gudo jirta baadi-goobka xiddig ka ciyaara difaaca dhexe maadaama shaki…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Cristiano Ronaldo hooyadii oo kasoo horjeedda guurka wiilkeeda iyo Georgina Rodriguez… (Maxay tahay sababta?)
(Manchester) 30 Sebt 2021. Dolores Aveiro oo ah hooyada dhashay xiddiga naadiga Manchester United ee Cristiano Ronaldo ayaa si aad ah…
Read More » -
Cristiano Ronaldo oo fariin u diray Rio Ferdinand kaddib goolkii guusha uu ka dhaliyay Villarreal iyo difaacii hore ee Man United oo daaha ka rogay qoraalkii fariintaas
(Manchester) 30 Sebt 2021. Weeraryahanka huwan awoodda gool-dhalineed ee Cristiano Ronaldo ayaa xalay daqiiqaddii ugu dambeysay daqiiqadihii lagu daray ciyaarta goolka…
Read More » -
Italy
Barcelona oo dooneysa inay baddelka Koeman ka dhigto macallin fashil dartiis loo ceyriyay xilli ciyaareedkii hore
(Barcelona) 30 Sebt 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa wali baadi goob ugu jirta baddel ku habboon tababaraha haatan cadaadiska saaran…
Read More »