Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Paris Saint-Germain iyo Manchester City ee tartanka Champions League oo la shaaciyey

(Paris) 28 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Paris Saint-Germain iyo Manchester City ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey

Manchester City ayaa kulankeedii labaad ee heerka guruubyada Champions League caawa ku ciyaareysa garoonka Parc des Princes.

Man City waxa ay kulan qeyb ka ah Guruubka A ee tartanka Champions League caawa booqan doontaa Paris Saint-Germain oo doonaysa inay ka aar-gudato.

Labada Kooxood ayaa soo cusbooneysiiyay colaaddooda kaddib markii ay isku dhaceen semi-finalkii xilli ciyaareedkii hore, halkaasoo wiilasha Pep Guardiola ay sheegteen labo guul si ay u soo afjaraan riyadii Parisiens ee tartammada Yurub hal sano oo kale.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Paris Saint-Germain XI:

Image

Manchester City XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close