Shaxaha rasmiga ah guud ahaan kulammada caawa ee kooxaha Liverpool, Milan, Atletico Madrid, Real Madrid, ee tartanka Champions League oo la shaaciyey

(Yurub) 28 Sebt 2021. Kulammo ka tirsan heerka guruubyada tartanka UEFA Champions League ayaa caawa lagu wadaa in la ciyaaro, iyadoo kooxaha waa weyn qaarkood ay ciyaari doonaan.

Kooxaha Manchester City, AC Milan, Real Madrid, Inter Milan, Paris Saint-Germain ayaa ugu madax fiiqan kooxaha caawa ka ciyaaraya tartanka UEFA Champions League.

Manchester City ayaa booqanaysa Paris Saint-Germain, Kooxda reer Talyaani ee AC Milan ayaa soo dhoweynaysa Atletico Madrid, Naadiga Liverpool ayaa booqanaysa Porto, halka Real Madrid ay soo dhoweynayso FC Sheriff.

Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan shaxaha kulammada caawa laga ciyaari doono tartanka UEFA Champions League:

Real Madrid XI:

Image

Liverpool XI:

Atlético de Madrid XI:

Image

AC Milan XI: Mike Maignan, Davide Calabria, Alessio Romagnoli, Fikayo Tomori, Theo Hernandez, Franck Kessie, Ismael Bennacer, Alexis Saelemaekers, Brahim Diaz, Rafael Leao, Ante Rebic

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close