Man City, AC Milan, Real Madrid, Inter Milan, PSG & Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono tartanka UEFA Champions League

(Yurub) 28 Sebt 2021. Kulammo ka tirsan heerka guruubyada tartanka UEFA Champions League ayaa caawa lagu wadaa in la ciyaaro, iyadoo kooxaha waa weyn qaarkood ay ciyaari doonaan.

Kooxaha Manchester City, AC Milan, Real Madrid, Inter Milan, Paris Saint-Germain ayaa ugu madax fiiqan kooxaha caawa ka ciyaaraya tartanka UEFA Champions League.

Manchester City ayaa booqanaysa Paris Saint-Germain, Kooxda reer Talyaani ee AC Milan ayaa soo dhoweynaysa Atletico Madrid, Naadiga Liverpool ayaa booqanaysa Porto, halka Real Madrid ay soo dhoweynayso FC Sheriff.

Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono tartanka UEFA Champions League & Saacadaha ay soo geli doonaan xilliga geeska Afrika:-

Group A – Champions League

10:00 Habeennimo Paris Saint-Germain vs Manchester City

10:00 Habeennimo RB Leipzig vs Club Brugge

Group B – Champions League

10:00 Habeennimo AC Milan vs Atletico Madrid

10:00 Habeennimo FC Porto vs Liverpool

Group C – Champions League

07:45 Fiidnimo Ajax vs Besiktas

10:00 Habeennimo Borussia Dortmund vs Sporting CP

Group D – Champions League

07:45 Fiidnimo Shakhtar Donetsk vs Inter Milan

10:00 Habeennimo Real Madrid vs FC Sheriff

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close