Day: September 28, 2021
-
Champ' League
PSG iyo Liverpool oo guulo gaaray, xilli Real Madrid ay guuldarro la kulantay & guud ahaan natiijooyinka kulammadii caawa laga ciyaaray Champions League… SAWIRRO
(Yurub) 28 Sebt 2021. Waxaa caawa la ciyaaray Kulammo ka tirsanaa heerka guruubyada tartanka UEFA Champions League, iyadoo kooxaha waa weyn…
Read More » -
Champ' League
Shaxaha rasmiga ah guud ahaan kulammada caawa ee kooxaha Liverpool, Milan, Atletico Madrid, Real Madrid, ee tartanka Champions League oo la shaaciyey
(Yurub) 28 Sebt 2021. Kulammo ka tirsan heerka guruubyada tartanka UEFA Champions League ayaa caawa lagu wadaa in la ciyaaro, iyadoo…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Paris Saint-Germain iyo Manchester City ee tartanka Champions League oo la shaaciyey
(Paris) 28 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Paris Saint-Germain iyo Manchester City ee tartanka Champions League ayaa la…
Read More » -
Champ' League
Muxuu ka yiri Ronald Koeman kulankooda habeen dambe ee Champions League?
(Barcelona) 28 Sebt 2021. Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa diiday inuu ku tilmaamo kulanka ay la ciyaarayaan kooxda Benfica mid…
Read More » -
England
Kooxda Liverpool oo hoggaaminaysa tartanka loogu jiro saxiixa Jude Bellingham.. (Halkee wax marayaan?)
(Liverpool) 28 Sebt 2021. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa la soo warinayaa inay hoggaanka u hayso tartanka loogu jiro saxiixa…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Kooxda PSG oo ku dhawaaqday liiska xiddigaha ay caawa kala hortagayso Man City… (Neymar & Mbappe oo hoggaaminaya iyo Messi oo…)
(Paris) 28 Sebt 2021. Kooxda kubadda cagta PSG ayaa ku dhawaaqday liiska xiddigaha kooxdeeda ee ay caawa kala hortagayso Manchester City…
Read More » -
Champ' League
Trent Alexander-Arnold oo ku biiray dhaawacyada Liverpool & Liiska xiddigaha uu Klopp ula safray dalka Portugal
(Liverpool) 28 Sebt 2021. Xaaladda dhaawacyada Kooxda Liverpool ayaa korortay iyadoo Alexander-Arnold uu biiray liiska dhaawacyada ka hor kulankooda FC…
Read More » -
Champ' League
“PSG aad ayey u fiican tahay, mana aqaanno sida loo joojiyo” – Macallinka Man City ee Pep Guardiola
(Paris) 28 Sebt 2021. Tababaraha Kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa sheegay in PSG ay aad u…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Macallin Carlo Ancelotti oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid ee uu kala qeyb-galayo kulanka Champions League
(Madrid) 28 Sebt 2021. Tababaraha Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa ee kala…
Read More » -
Champ' League
Kooxda Manchester United oo aan qorsheynaynin inay cayriso Macallin Ole Gunnar Solskjaer
(Manchester) 28 Sebt 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaan qorsheynaynin inay Macallin Ole Gunnar Solskjaer ka yareyso waajibaadkiisa maamul…
Read More »