Day: September 27, 2021
-
Champ' League
Messi oo kusoo laabtay tababarka buuxa ee PSG kahor kulanka Champions League ee Man City & Xiddig u ciyaara kooxda Ingiriiska ah oo u kulul inuu wajaho laacibkii hore ee Barca
(Paris) 27 Sebt 2021. Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain ayaa si buuxda maanta uga qayb qaatay tababarka buuxa ee ay sameynayeen xiddigaha…
Read More » -
Champ' League
Labo xiddig oo muhiim u ah Barcelona oo kusoo laabtay tababarka kahor ciyaarta Champions League ee toddobaadkan
(Barcelona) 27 Sebt 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa si la yaab leh tababarkeeda waxaa maanta loogu arkay labo ka mid…
Read More » -
England
Erling Haaland oo magacaabay toddobo weeraryahan oo ka wanaagsan isaga… (Mbappe iyo Messi oo ka maqan & Werner oo ku jira)
(Dortmund) 27 Sebt 2021. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Borussia Dortmund ee Erling Haaland ayaa carrabka ku dhuftay toddobo weeraryahan oo uu aaminsan…
Read More » -
England
“Man United kuma guuleysan karto Premier League xitaa iyadoo heysata Cristiano Ronaldo” – Xiddig hore ugu soo ciyaaray Red Devils
(Manchester) 27 Sebt 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa xagaagan ka mid ah kooxaha loo saadaalinayo hanashada horyaalka Premier League…
Read More » -
France
Difaaca PSG ee Achraf Hakimi oo shaaciyay dabeecadda uu la yaabay ee uu leeyahay Lionel Messi
(Paris) 27 Sebt 2021. Difaaca dadabka midig kaga ciyaara naadiga Paris Saint-Germain ee Achraf Hakimi ayaa sheegay inuu xiddiga ay isku…
Read More » -
Spain
Xiddiga reer Real Madrid ee Toni Kroos oo sheegay inta bilood ee uu ciyaarayay isagoo dhaawac qaba
(Madrid) 27 Sebt 2021. Waxaa dhowaan la filayaa inuu garoommada kusoo laabto xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Real Madrid ee Toni…
Read More » -
Spain
Wargeys kasoo baxa Spain oo daaha ka rogay xaalad shaki gelinaysa mustaqbalka Memphis Depay ee naadiga Barcelona
(Barcelona) 27 Sebt 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa suuqii xagaaga si bilaash ah kula soo saxiixatay xiddigii hore ee Lyon,…
Read More » -
Italy
Macallinka Juventus ee Max Allegri oo xaqiijiyay inay dhaawacyo soo gaareen Dybala iyo Morata… (Miyey seegayaan kulanka Chelsea?)
(Turin) 27 Sebt 2021. Tababaraha kooxda Juventus ee Massimiliano Allegri ayaa xaqiijiyay inay dhaawacyo kala duwan soo gaareen weeraryahannadiisa Paulo Dybala…
Read More »