Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha  Barcelona iyo Levante ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Barcelona) 26 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Barcelona iyo Levante ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa ku soo dhaweyn doonta garoonkeeda Camp Nou, naadiga Levante, si ay u wada ciyaaraan kulan qeyb ka ah horyaalka La Liga ee dalka Spain

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Barcelona XI:

Image

Levante XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close