Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Arsenal iyo Tottenham ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 26 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka London Derby Kooxaha Arsenal iyo Tottenham Hotspur ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kulankii ugu horreeyay ee darbiga Waqooyiga London xilli ciyaareedkan horyaalka Ingiriiska ayaa maanta la ciyaari doonaan marka ay iska hor imaadaan kooxaha Arsenal iyo Tottenham Hotspur.

Gunners ayaa soo dhoweyneysa maqribnimada maanta Xilliga Geeska Afrika dhiggeeda Spurs ciyaarta loo yaqaano North London Derby taasoo ka tirsan horyaalka Ingiriiska xilli ay labada naadi u dhexeyso farqi saddex dhibcood ah.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Arsenal XI:

Tottenham XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close