Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Cadiz iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Spain) 23 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Cadiz iyo Barcelona ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Kooxda kubadda cagta Cadiz ayaa ku soo dhaweyn doonta garoonkeeda Estadio Nuevo Mirandilla Venue, naadiga Barcelona, si ay u wada ciyaaraan kulan qeyb ka ah horyaalka La Liga ee dalka Spain

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Cadiz XI: Álvaro Negredo, V. Haroyan, Sobrino, Isaac Carcelén, Fali Jiménez, J. Ledesma, A.Jiménez, A. Espino, S. Arzamendia, T. Alarcón, Víctor Chust

Subs: J.Cala, A. Lozano, Alberto Perea, Álex, David Gil, Andone, Salvi, J. Jønsson, Carlos Akapo, M. López, Martín Calderón, Álvaro Bastida

Barcelona XI: Pique, Busquets, Luuk de Jong, Ter Stegen, Depay, De Jong, Ronald Araujo, Dest, Óscar Mingueza, Y. Demir, Gavi

Subs: Coutinho, Neto, Roberto, Umtiti, Lenglet, Pena, Eric Garcia, Riqui Puig, Nico González

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close