Day: September 22, 2021
-
Horyaallada
Real Madrid oo NUS DARSAN goolal ah ku xaaqday kooxda Mallorca xilli uu saddexleey dhaliyay Asensio… +SAWIRRO
(Madrid) 22 Sebt 2021. Real Madrid ayaa garoonkeeda Santiago Bernabeu guul weyn kaga gaartay kooda Mallorca, kaddib markii ay kaga adkaatay…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Mallorca ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Madrid) 22 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Mallorca ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey. Kooxda…
Read More » -
Germany
Lewandowski oo ka ka hadlay shaqsiyaadka siaga la barbardhiga Messi iyo Ronaldo… (Muxuuse ka yiri wararka la xiriira inuu la kulmay Florentino Perez?)
(Munich) 22 Sebt 2021. Xiddiga kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa qirtay inuu dhowr jeer la kulmay madaxweynaha Real Madrid…
Read More » -
England
“Cristiano wiilkiisa ayaa ka fiican” – Hooyada Ronaldo
(Manchester) 22 Sebt 2021. Maria Dolores dos Santos Aveiro oo ah hooyada dhashay Cristiano Ronaldo ayaa sheegtay in wiilka ay ayeeyada…
Read More » -
England
Xiddig ka tirsan Kooxda Manchester United oo doonaya inuu bisha Janaayo amaah ku tago… (Waa kee?)
(Manchester) 22 Sebt 2021. Ciyaaryahan ka tirsan kooxda kubadda cagta Manchester United ee ka dhisan dalka England ayaa doonaya inuu…
Read More » -
England
Barcelona oo xiiseynaysa saxiixa Weeraryahanka Kooxda Manchester Anthony Martial
(Barcelona) 22 Sebt 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa u dhaqaaqi karta soo xero-gelinta Weeraryahanka Manchester United ee Anthony Martial…
Read More » -
England
Wargeys kasoo baxa Faransiiska oo baahiyay inay Chelsea 100 milyan oo euro ku baadi goobeyso xiddiga PSG ee…
(London) 22 Sebt 2021. Wararka ka imaanaya dalka Faransiiska ayaa sheegaya inay kooxda Paris Saint-Germain loollan adag u geli doonto inay…
Read More » -
England
Waa kuma xiddiga uu Rio Ferdinand u arko inuu yahay difaaca dhexe ee ugu fiican xilligan horyaalka Premier League?
(England) 22 Sebt 2021. Difaacii hore ee kooxda Manchester United, Rio Ferdinand oo haatan ah falanqeeye ka faalooda kubadda cagta Ingiriiska…
Read More » -
England
Manchester United oo caawa dib u heleysa xiddig garoommada ka maqnaa 20-bilood
(Manchester) 22 Sebt 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa caawa la balansan naadigii ay horyaalka Premier League ku garaacday Sabtidii…
Read More » -
Spain
Barcelona oo aanan haatan awood u lahayn inay ceyriso Ronald Koeman, musharraxa uga cad cad baddelkiisa & sababta aysan u ceyrin karin macallinkeeda
(Barcelona) 22 Sebt 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Ronald Koeman ayaa dareemaya cadaadis badan oo shaqadiisa ah kaddib markii…
Read More »