Day: September 20, 2021
-
Horyaallada
Kooxaha Barcelona iyo Granada oo dhibcaha ku qeyb saday garoonka Camp Nou… +SAWIRRO
(Barcelona) 20 Sebt 2021. Kooxaha Barcelona iyo Granada ayaa dhibcaha ku qeyb saday garoonka Camp Nou, kaddib markii ay ku kala…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Granada ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Barcelona) 20 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Granada ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey. Kooxaha kubadda…
Read More » -
England
“Ronaldo wuxuu Manchester United ku qaadanayaa heerkiisa ugu fiican” – Varane
(Manchester) 20 Sebt 2021. Daafaca Manchester United Raphaël Varane ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay dib ugu soo laabahada…
Read More » -
England
Juventus, Bayern Munich iyo Real Madrid oo ka mid ah shan koox oo lala xiriirinayo saxiixa difaaca Chelsea ee Rudiger
(London) 20 Sebt 2021. Kooxaha kubadda cagta Juventus iyo Bayern Munich ayaa iyaguna kusoo biiray loollanka loogu jiro saxiixa difaaca…
Read More » -
Aasiya
FIFA oo toddobaadka soo socda qabaneysa dooddii ugu balaarneyd ee ku aaddan in Koobka Adduunka jadwalkiisa wax laga baddelo… (Miyey xirirrada kale taageersan yihiin in Koobka Adduunka la qabto labadii sano hal mar?)
(Zurich) 20 Sebt 2021. Xiriirka kubadda cagta dunida ee FIFA ayaa dood internetka ah u qaban doona toddobaadka dambe dhammaan…
Read More » -
Spain
Barcelona oo qasab ay ku tahay inay Koeman siiso lacag haddii uu heshiiskiisa dhammeysto iyo haddii ay ceyriso labadaba… (Waa imisa lacagaha uu ku qaadan doono labadaas xaaladood?)
(Barcelona) 20 Sebt 2021. Qandaraaska uu Ronald Koeman kula jiro naadiga Barcelona ayaa dhacaya xagaaga dambe ama bisha June ee…
Read More » -
France
Macallinka PSG ee Mauricio Pochettino oo sharraxay sababtii uu Lionel Messi uga saaray ciyaartii xalay xilli kooxdiisa ay guul u baahneyd
(Paris) 20 Sebt 2021. Isku dhex yaac badan ayaa xalay ka jiray garoonka Parc des Princes kaddib markii uu Macallin…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Wargeys kasoo baxa dalka Portugal oo baahiyay shirkad duulimaad oo lacag ka dhacday Cristiano Ronaldo iyo caddadka lacagtaas
(Manchester) 20 Sebt 2021. Xiddiga naadiga Manchester United ee Cristiano Ronaldo ayaa waxaa 288 kun oo euro ka khiyaanay isla…
Read More » -
Horyaallada
Memphis Depay oo caawa barbarreyn kara rikoor ay hore Zlatan Ibrahimovic iyo Cecs Fabregas uga sameeyeen Barcelona
(Barcelona) 20 Sebt 2021. Memphis Depay ayaa ka mid ah xiddigo faro ku tiris ah kuwaasoo dadaal badan u sameynaya…
Read More » -
Champ' League
Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman: “Anigu kama walwalayo Mustaqbalkeyga ee waxaan ka fikirayaa…”
(Barcelona) 20 Sebt 2021. Tababare Ronald Koeman ayaa sheegay inuusan wax walwal ah ka qabin mustaqbalkiisa kooxda Barcelona kaddib markii…
Read More »