Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha West Ham United iyo Manchester United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 19 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka West Ham United iyo Manchester United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Manchester United ayaa booqan doonta naadiga West Ham United  ee ka dhisan Magaalada London si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha West Ham United iyo Manchester United kulanka horyaalka Premier League.

Kooxda Man United ayaa doonaysa galabta inay dib uga soo laabto guuldarradii niyad-jabka la hayd oo ay dhowaan kala soo kulmeen Naadiga Young Boys ee Champions League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

West Ham United XI:

Image

Manchester United XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close